Qolka Madarasada Barashada Qur'anka Karimka Altaqwa Network
Qolka Lagu Barto Qur anka Karimka iyo Axkanta iyo cilmiga hadii aad tahay ardey wax barashada daacad u ah ku soo biir Madarasada waxee furantahay 6 biri waxaa diyara kugu ah macalimiin alle dartiis isku xilqantey wax qarash ah oo kaga baxayo ma jirto kaliyah waxa alaga rabaa in aad time kaga siiso niyadna siiso waxbarashadaWalaal Hadii Rabti in aad Ka Mid Noqoti Ardeyda Qur anka Karimka Inta Iska Qor Jzk Kheyr |